News
Intuusan geeriyoonin wuxuu Jaamac Maxamed Qaalib ahaa bare sare oo taariikhda siyaasadda Soomaaliya ka dhiga jaamacad ku ...
Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya Avraham Neguise ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka socotay munaasabad lagu xusayay xasuuqii Ruwada ee 1994kii. Addis Ababa (Wararka PP) — Safiirka ...
Tahriibta dhalinyarada oo shaqo la’aan ka cabanaya ayaa dhawaanahan si weyn xargaha u goosatay guud ahaan degaannada Puntland. Shabakado qarsoodi ah oo ka shaqeeya tahriibinta dhalinyarada ayaa la ...
Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in ...
Gaalkacyo (Faallo PP) —Sanadkii 1993kii Jeneraal Caydiid, Cabdullaahi Yuusf iyo Cali Ismaaciil ayaa heshiis ku kala saxiixday ...
Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan ...
Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Gen. NimcaanYuusuf Gaax-nuug oo ku sugan jiidda degaanka Oog ee gobolka Sool ayaa halkaasi shir deg deg ah, oo aan warbaahinta laga shaacin kula yeeshay ...
Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Boosaaso ayaa Shir la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi ...
Hay’adda xogta dhulka iyo biyaha u qaabilsan Puntland ee IMAC ayaa shaacisay in degaanadda Puntland ay wajahayaan sannadka roob yari iyo daahitaan ku imaanaya xiligga la filanayay di’itaanka roobabka ...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Casumaad Rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Madaxweyne Yoweri Museveni
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, ayaa Shir la ...
Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Boosaaso, halkaasi oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Puntland ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results